Wasiir Hinda Gaani Shaqadeedii Ayaa Lagu Aamini Waayey ..” Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhame ayaa waxaa uu dhalinyarada reer Somaliland ka raali galiyey hadalo dhawaan ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyoa arimaha bulshada .
Gudoomiye Dhamme ayaa sheegay in Wasiir Hinda Gaani shaqadii ay qaranka u haysay qeyb ka mid ah lagu aamini waayey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Yte4g_GYji0