Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wasiir Saleeban Cali Koore Oo U Jawaabey Madaxweynaha Cusub Ee Puntland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore ayaa waxaa uu uu si adag uga jawaabey hadalo habeenkii xalay aheyd ka soo yeedhay madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Md Siciid Cabdilaahi Deni oo ka Hadley muranka dhinaca xuduuda ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Puntland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: