Xildhibaan Cusub oo Loo Dhaariyey Gollaha Deegaanka Hargaysa + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Maxkamada degmaa Hargeysa ayaa waxaa ay maanta golaha deeganka Hargeysa ay u dhaarisay xildhibaan cusub oo ku soo biiri doona isla markaana bedeli doona xildhibaan golahaasi ka tirsanaa oo geeriyoodey

Xildhibaankan cusub ayaa noqon doona Xildhibaan Maxamed Jaamac Ducaale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan