Xildhibaan OBAMA Oo Ka Hadley Muddo Kordhinta Maanta Markii Shanaad Loo Sameeyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi OBAMA oo ka mid ah mudanayaaha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka dareen celiyey muddo kordhinta markii shanaad golahooda ay u sameyeen guurtidu waxaana uu ku baaqay in mudadaas kooban ee lagu daray golaha wakiilada in lagu dhamaayo dhamaan caqabadaha maanta hor istaagay doorasho

Halkan Hooe Ka Daawo Muuqaalka Warkan