Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Arimo AY Kala Hadleen Golaha Guurtida + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Cabdicasiis Samaale ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey kulan maanta masuulyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye ay maanta la qaateen guddida ka socota golaha gurtida oo ka soo talo bixineysay muddo kordhin uu golahaasi u sameynaayo golaha Wakiilada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan