Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Xiliga Uu Qabsanaayo Shirkii Golaha Dhexe + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxaa uu ku dhawaaqey in 23 bishan labaad ee sanadkan uu qabsan doono shirkii lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye kaas oo lagu qaban doono magaalada Borama

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=or6v9sYpTkk