Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xisbiga Waddani Oo Iminka War Saxafadeed Ka Soo Saarey Heshiiskii Ay Shalay Kulmiye Iyo UCID Wada Saxeexdeen

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu iminka soo saarey war saxafadeed uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde kaas oo ay kaga jawabayaan heshiis ay shalay doorashooyinka soo socda ay ka wada gaadheen xisbiyada Kulmiye iyo UCID

War Saxafadeedkan oo ka kooban shan qodob ayaa waxaa lagu yidhi in xisbiga Waddani aanu marna ba aqbali doonin doorasho gacan ku rimis ah oo xisbiga Waddani dabada ka wado

Halkan Hoose Ka Akhriso Warkan

Please follow and like us: