Xisbiga Waddani Oo Qaadacay Shirka Xisbiyada Hanjabaad-na Diray + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu qaadacay shirkii xisbiyada Somaliland uga socday magalada Hargeysa kaas oo uu sheegay xisbigu in aaney wax Natiijo ahi ka soo bixin isla markaana xisbiga Kulmiye aanu marna ba diyaar u aheyn wax tanaasul ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=oDw6DzF4iDg