Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey Jabhad Ka Dilaacdey Galbeedka Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Cali Cantar oo ka tirsan Hogaanka sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta sheegay in ay jirto warar soo baxaya oo sheegaya in gobalada Galbeedka Somaliland ay dib ugu soo laabtey Jabhadii Suldaan Wabar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=xVwiDL8UhZU