Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Saaka Ka Soo Dhex Muuqdey Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye + [ Muuqaal

Boorame (Salaanmedia.com)_ Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo maalintii shalay maxkamada gobalka Maroodi-Jeex xoriyadiisa u soo celisay ayaa waxaa uu isla saaka ba uu ka soo dhex muuqdey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo ka socdey magaalada Borama

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=ARHN6FIULXU