Abwaan Faarax Murtiile Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadalkii Uu Ka Yidhi Garoowe ..” Bulshada Qaar Waalan Baa Lahaa Faraax Ha La Xidho..” + [ Muuqaal

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Abwaan Faarax Murtiile ayaa waxaa uu jawaab ka bixiyey hadal uu dhawaan ka yidhi magaalada Garoowe oo dad badan oo reer Somaliland ahi dhaliil u jeediyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=OM7nllkE4TY