Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Biyaha Somaliland Oo Shaqadii Laga Joojiyay..Feb 09.19

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa uu warqad uu soo saaray ku sheegay in uu shaqadii ka joojiyay agaasimihii guud ee wasaaradaasi Jamaal Cabdi Muuse.
Warqadan uu soo saaray wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa waxa ay dhignayd sida tan:

 

Please follow and like us: