Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Askari Boolis Ah Oo Weeraray Hawl-Wadeeno Ka Tirsan HCTV Iyo Maamulka TV-Ga Oo Si Kulul Uga Jawaabey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaankedia.com)_ Askari ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa uu maanta dacadi iyo dhib u geystay hawl wadeeno ka tirsan telefishanka HCTV oo suuqa Hargeysa barnaamij ka duubaayey waxaana arintaasi si kulul uga jawaabey maamulka sare ee TV-ga HCTV

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: