BBC Oo Wareysi Kulul Ka Qadey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland + Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay wareysi la yeelatey afhayeenka madaxtooyada Somaliland isla markaana waxaa ay wax ka weydiisay Kulankii Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyne Biixi iyo Raysal wasaaraha dalka Itoobiya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=0dXS53JJ4N0