DAAWO: “2,600 Oo Macallin Ayaa Bilaa Mushahar Ah…” Wasiirka Waxbarashada Somaliland

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa sheegay in tirada rasmiga ah ee macalimiinta qaranka bilaa mushaharka ahi ay dhan yihiin laba kun iyo lix boqol oo macalin.
Wasiirku waxaa uu sidan ka sheegay mar uu maanta hor tagay gudida joogtadda ah ee golaha guurtida Somaliland,

Halkan hoose ka DAAWO