Daawo :- Gudoomiye Xuuto Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Sababta Ay SOLJA U Difaaci Weyday Wariye Cali Seenyo .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey sababta ay SOLJA u Difaaci weyday Wariye Cali Senyo oo dhawaan laga celiyey xadka Somaliland iyo dalka Jabuuti

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=V5Cwci6twaE