DAAWO: “Muuse Biixi Waa Dambigii Somaliland…” Suldaan Maxamed Muuse Cunne Oo Si Adag U Naqdiyay Hadal Shalay Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Biixi

Burco (Salaanmedia.com)_ -Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax-dhaqameedka gobolka Togdheer ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadal shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi,

H alkan hoose ka DAAWO