Daawo Sawirada :- Qaabkii Dalka Qatar Maanta Loogu Soo Dhaweeyey Madaxweyne Farmaajo

DOHA (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaadhay magaalada Dooxa, wuxuuna berri wada hadallo la yeelanayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.