DAAWO: “Shaqaalihii Dawladu Waxa Ay U Kala Fadhiyan Beelo…” Mas’uul Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Is-casilay Iyo Sababta Oo Uu Ka Hadla

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Faysal Saleebaan Saalax oo ahaa mas’uul ka tirsanaa waaxda cashuuraha bariga ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa waxa uu shaaciyay in uu iska casilay xilkii waxaanu ka hadlay sababta uu isku casilay,

Halkan hoose ka DAAWO