Deg Deg :- Dawlada Somaliya Oo Iminka Ka Jawaabtey Talaabadii Ay Qaadey Dawlada Kenya

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaasshiga caalamiga ah ee dowlada somaliya waxay si xushmad leh ugu jawabaysaa warkii ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibada dalka Kenya

Dawlada somaliya waxay cadaynaysaa inaanay ku jirin block-yadii lagu soo bandhigay shirkii london map-ka aag badeedka lagu muransan yahay

Somaliya waxay aad uga xun tahay go,aankii dowlada kenya dalkeeda uga saartay safiirkii somaliya iyadoo aan wax la tashi muhiim ah la samayn dolawda somaliya

Dowladda Soomaaliya waxa ay sheegtay inay ka go’an tahay in Kenya kala shaqeyso sidii wax looga qaban lahaa arrimaha ay wada wajahayaan labada dal.

Soomaaliya ayaa ugu baaqday Kenya inaysan qaadan go’aan hal dhinac ah, ka hor go’aanka maxkamadda caalamiga ah ee kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka Oo Luuqada Ingiriis-ka Ku Qoran