Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Hargeysa: Munaasibad laysku Arkay oo loo qabtay Boqolaal Arday oo ka Qalin-jabiyey Jaamacadda Islamic Online University

Hargeysa (SLpost)- Wax maanta magaalada Hargeysa munaasibad ballaadhan loogu qabtay boqolaal Arday oo ka Qalin-jabiyey Jaamacadda Islamic Online University faraceeda Hargeysa.

Munaasibadda waxa ka qayb-galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, maamulka Jaamacadda, Arday tiro badan, waalidiin iyo Marti-sharaf kale.

 

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalkan hoose

Please follow and like us: