Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Kenya Oo Hanjabaad Cusub U Soo Dirtey Somaliya Iyo Murankii Badda Oo Sii Xoogeystay + [ Muuqaal ]

Nairobi(Salaanmedia.com)_ Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya si ku tala-gal ah u marin habaabineyso calaamka, kaddib shirkii London ee lagu soo bandhigay sahanka shidaalka.

Wasiirka ayaa sheegtay in gabi ahaanba marka shirkaasi la eego uu ahaa mid hor imanaya sida ay hadalka u dhigtay balantii ay horay u galeen labada dowladdood iyo dacwada ka furan maxkamada cadaallada ICJ oo gacanta ku heysa dacwada xudduud baddeedka ay isku hayaan labada dal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: