Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Korneyl Caare Oo Hanjabaad Cusub Soo Diray , Ciidamo Cusub-na Maanta Soo Dhaweeyey + [ Muuqaal ]

Qardho (Salaanmedia.com)_ Korneyl Caare ayaa waxaa uu hanjabaad cusub u soo diray madaxda Somaliland waxaana uu maanta soo dhaweyn u sameeyey ciidamo cusub oo uu sheegay in ka soo goosteen ciidanka Somaliland isla markaana ku soo biiray Jabhadiisa

Halkan Hoose Ka Daawo

Please follow and like us: