Madaxweyne Biixi Oo Maanta Fagaare Xaglo Toosiye Ku Amaaney + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta xadhiga ka jaraayey dhisme cusub oo cisbitaalka Hargeysa lagu kordhiyey ayaa waxaa uu amaaney Ex Wasiir Xaglo Toosiye oo ka soo qeyb galay xadhig jarida Munaasibadaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=3HpGSbkG7Ns