Madaxweyne Biixi Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Sii Deynta Abwaan Abees ” Waa Nin Geesi Ah ..” + [ Muuqaal ]

Boorame (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka Hadley maxkamada gobalka Maroodi-Jeex oo shalay xoriyadiisii u celisay Abwaan Cabdiraxmaan Abees .

https://youtube.com/watch?v=lHo_kaf_buk

Madaxweyne Biixi ayaa amaaney go,aanka ay maxkamadu ku sii deysay Abwaan Abees isla markaana waxaa uu abwaanka ku sifeeyey in uu yahay nin geesi ah oo dhiiran waliba

Sidoo kale madaxweyne Biixi ayaa madasha ka cadeyey in xukunkaas ay maxkamadu gaadhey aaney ka dawlad ahaan ka qaadan doonin wax racfaan ah , iyada oo shalay ay xeer ilaalintu racfaan ka qaadatey sii deynta abwaanka