Madaxweyne Farmaajo Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayey Oo Gaadhey Dalka Burundi + [ Sawiro ]…Feb 18.19

Burundi (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Burundi, waxaana garoonka diyaaradaha Bujumbuura kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalkaas Mudane Pierre Nkurunziza.