Madaxweyne Farmaajo Oo Telefoon Kula Soo Hadley Ex Wasiir Abgaal + [ Muuqaal ]

London (Salaanmedia.com)_ Raysal wasaare ku xigeenka dawlada Somaliya Md Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khadar ) ayaa waxaa uu maanta shaaciyey isaga oo ku sugan magaalada London in madaxweyne Farmaajo uu khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ex Wasiir Abgaal .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=QGaZJE3XWAI