Marwo Faadumo Siciid Oo Farta Ku Fiiqdey Safaarado Oo Shaqeyn Oo Lacag Malaayiin Dollar Ah Lagu Lunsado + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Marwo Faadumo Siciid Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay farta ku fiiqdey safaarado Somaliland ah kuwaas oo aan shaqeyn isla markaana lagu qaato lacago malayiin Dollar ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=0Afq8lT6Do8