Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Marwo Faadumo Siciid Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay farta ku fiiqdey safaarado Somaliland ah kuwaas oo aan shaqeyn isla markaana lagu qaato lacago malayiin Dollar ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=0Afq8lT6Do8