Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Masuulyiinta Wargeys-ka Foore Uu U Jawaabey Hadaladii Shalay Ee Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Masulyiinta Wargeys-ka Foore oo maanta la Hadley warbaahinta waxaa ay ku sheegeen hadalo aan xaqiiq aheyn hadalo shalay ka soo yeedhay gudoomiyaha maxkamada gobalka Maroodi-Jeex Axmed Dalmar oo isagu faah faahin ka bixinaayey qodobadii lagu soo eedeyey Wargeys-ka Foore

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: