Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo:Nabi Maxamed (SCW) – Hogaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay

Nabi Maxamed (SCW) – Hogaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
Assalamu Calykum

Qayb ka mida xalalka dhibaatooyinka umadeena waxa ka mida in la helo hogaan toosan oo garanaya masuuliyada saaran Hogaamintii (SCW) waa kalimada kookooban oon ku eegi doono dhinac ka mida siirada rasuulka (SCW) oo ku saabsan hogaamintiisa. Waxa aan rajayn inaga iyo hogaankeenaba in ay tusaale ka dhigtaan. Fadlan sii gudbi.


Salaanmedia/London

Please follow and like us: