Ragii Kulmiye Laga Saarey Ha La Soo Celiyo..” Siyaasi Cadami + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii hore ee wasaarada gaashandhiga Somaliland oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa uu ku baaqay in xisbiga Kulmiye dib loogu soo celiyey siyaasiyiin hore xisbigaasi laga saarey oo ku dhawaaqey garab .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=nN1FPn_K0no