Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Waan Ka Xumahay Saxiibkay Cadaani Oo Maanta Madashan Aan Joogin …” Ex Wasiir Maxamuud Xaashi + [ Muuqaal ]

Boorame (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa uu ka Hadley siyaasiyiin uu Cadaani ka mid yahay oo aan ka qeyb galin shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo Borama ku furmay

Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in uu ka xun yahay in aaney siyaasiyiintaasi ka soo qeyb galin balse sharciga xisbigu uu yahay ka sababta u ah , waxaana uu meesha ka saarey in siyaasiyiintaas si gaar ah loo takooray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: