Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wasiirka Shaqo-gelinta oo abaal-marinno guddoonsiisay Hay’adaha la shaqeeya Wasaaradda

Hargeysa (Salaanmedia)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Marwo Hinda Jaamac Xirsi, ayaa maanta abaal-marinno kala duwan guddoonsiisay madaxda hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa Caalamiga ah ee wada-shaqaynta la leh Wasaaraddeeda.

Please follow and like us: