Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xaq Uma Laha Beesha Bariga Burco Mar Kale Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye..” Siyaasi Axmed Cilmi Yare + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Axmed Cilmi Yare oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u sheegay in beesha uu ka soo jeedo ee Bariga magaalada Burco aaney maanta xaq u laheyn in lagu wareejiyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye balse ay haboon tahay in gudoomiyaha xisbiga Kulmiye maanta lagu wareejiyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobalka Sool

Halkan Hoose Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: