Agaasimihii Warfaafinta Ee Shalay La Xidhay Oo Dib U Helay Xoriyadiisii

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Agaasimihii Iscasilay ee ee wasaarada Warfaafinta Somaliland Dr Cismaan ee maalintii shalay aheyd la xidhay ayaa maanta dib loogu soo celiyey xoriyadiisa .

Ilaa hada xukuumadu may cadeyn sababta ay masuulkan marka hore ay xabsiga u dhigtey iyo sababta ay iminka dib xoriyadiisa ugu soo celisay