Anagu Waxaanu La Midoobeynaa Eretria.. ” Xildhibaan Nacnac + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay inay Somaliland la midoobi doonta dalka Eritrea

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan