Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Noocyo Cusub Oo Khamri Ah Oo Ay Qabteen + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo bandhigeen khamri tiro badan oo ay soo qabteen kadib hawl galo xidhiidh ah oo ka wadeen magaalada Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: