Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Ciidanka Qaranka Somaliland oo u Hanjabey Korneyl Caare + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Taliska Ciidanka qaranka qeybta Gobalka Sanaag ayaa waxaa ay si kulul ugu hanjabey Korneyl Caare oo dhawaan sheegay inuu kormeer ku yimid deegano hoos yimaada gobalka Sanaag

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: