Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Culimada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadley Waddo Xumida Magaalada Hargeysa + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Qaar ka mid ah culimada reer Somaliland ayaa waxaa ay si adag uga hadleen waddo xumida magaalada Hargeysa waxaana ay ku baaqen in wadooyinka Hargeysa laga dhigo kuwo dhaama sida ay maanta yahiin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: