DAAWO: “Madaxwaynuhu Waa In Uu Aflagaadada Ka Daayo Golleyaasha Wakiilada Iyo Guurtida…” Xildhibaan Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in weerarka aflagaadada ah ka daayo labada golle baarlaam ee wakiillada iyo guurtida,

Halkan hoose ka DAAWO