Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo Q2aad:Schoolka Maxamuud Ahmed Cali Hargaysa oo dhaqaale looga aruuriyay magaalada London iyo Bulshada reer Somaliland oo kasoo qayb galay..

Daawo Q2aad:Schoolka Maxamuud Ahmed Cali Hargaysa oo dhaqaale looga aruuriyay magaalada London iyo Bulshada reer Somaliland oo kasoo qayb galay..

GUDIGA MAXAMUUD AXMED CALI UK OO MAHADCELIN BALAADHAN HAWADA U MARINAYA FANAANIINTA.

Waxaan halkan mahad celin balaadhan u marinaynaa Fanaaniinti nagala qayb qaadatya Xafladii qadhaan uririnta ama dib u dhiska iskuulka Maxamuud Axmed Cali Hargaisa oo marwalba & wakhti walba na garab taagnaa. Fanaaniin miisaan & magac wayn ku dhex leh bulshada Soomaaliland/Soomaaliya. Sir Maxamuud Cumar yare , Nuur Daalacay,Cabdi Holand, Yuusuf dheere,Faysal yare,Cunjuf.

Salaanmedia/London

Please follow and like us: