Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Qaabkii Magaalada Moqdisho Aaska Qaran Loogu Sameeyey Marxuum Ex Wasiir Xoosh

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Garoonka diyaaradaha ee magaaladda caasimada ah ee Muqdisho waxaa laga soo dejiyay meydka marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta ka qayb galay janaasada iyo aaska Qaran ee Muqdisho loogu sameeyay Allaha u naxariistii wasiirkii arrimaha dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, jimcihii geeriyooday

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: