DAAWO:AQOON YAHAN ABDI ALI DAAKIR OO SI ADAG UGA HADLAY XIDHIDHKA SOMALIA IYO KENYA EE XUMAADAY SHACABKA SOMALIYEEDNA FARIIN ADAG U DIRAY

Dhaqaale yahan Abdi Cali Daakir Oo kamida Aqoonyahan Somaliyeed Ayaa si kulul Uga hadlay Khilaafka Udhexeeya Somalia iyo kenya Isagoo Sheegey In guud ahaanba ay dawlada Kenya aaney xaq u lahayn in ay ku xad gudubto bada Somalila sharciga caalmigaana uu sheegaayo in dawlada somalia ay dhulkaas leeyahay isagoo geeesta kala fariin adag u diray shacabka somaliyeed uguna baaqay in ay taageeraan dawladooda

https://youtu.be/3mjpTWuEkA8

Salaanmedia/London