Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Deg Deg :- Agaasimihii Tv ga Qaranka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka warfaafinta Somaliland cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu iminka xilkii ka qaaday Agaasimihii Tv ga Qaranka Muuse Jaambiir .

Wasiir Guribarwaaqo ayaa xilkaas u magacaabay Wariye Maxamed Cali Waji .

Please follow and like us: