Deg Deg :- Wasiir Somaliland Oo Ah Oo Gaadhi La Qalibmay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Oodweyne oo maanta u kicitamay magaalada Baligubadle ayaa waxaa uu gaadhi kula dhacay jidka u dhaxeeya Baligubadle iyo Oodweyne

Wasiirka oo la Hadley tvga Eryal ayaa sheegay in uu bed qabo oo cid wax ku noqotey aaney jirin balse gaadhigu uu Burburey , wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in deeganka uu gaadhigu kula dhacay ay tahay Bali Kaliil

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan