Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Deg Deg :- Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Iminka Shaaciyey In Xafiiskiisa La Keenay Dacwado Musuq Maasuq Oo Wasiiro Lagu Eedeyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Xassan Axmed Aadan Ayaa Waxaa Uu Iminka Shaaciyey In Xafiiskiisa Ay Hor Taalo Eedeymo Musuq Maasuq Oo Hanti Dhawrka Somaliland Ka Soo Gudbiyey Wasiirka Warfaafinta Iyo Wasiirka Gaashaandhiga
Xeer Ilaaliyaha Oo La Hadley Telefishanka HCTV ayaa sidoo kale sheegay in qof musuq maasuq loo xidhay aanu xaq u laheyn in damaanad lagu sii daayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: