Ehelada Agaasimihii La Xidhay Oo Warbaahinta La Hadley + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ehelada iyo xaaska agaasimihii wasaarada warfaafinta ee la xidhay ayaa warbaahinta la Hadley waxaana ay ka war bixiyeen qaabkii xalay loo xidhay masuulkaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=ehhWI6pnQCI