Faysal Cali Waraabe Oo Eedeymo U Jeediyey Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaayey dood lagu falanqeynaayey qaabkii loo furi lahaa Distoorka dalka ayaa waxaa uu edeymo u jeediyey gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde iyo gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=m5jWKMGud6g