Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Kulmiye Oo Qirtey Khalad Uu Sameeyey Shirkii Golaha Dhexe + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Haa’yadda Barakacaayasha Somaliland Md Cabdikariim Xinif oo maanta la Hadley telefishanka Universal Tv ayaa waxaa uu taageeray eedeymo dhawaan xisbiyada mucaaridku u jeediyeen shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo ay ku eedeyeen mid ay ka qeyb galeen shaqaale iyo taliyayaal ciidan

Cabdikariim Xinif ayaa sheegay hadii ay arintaasi jirto inay qalad tahay isla markaana ay haboon tahay in saxo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: